0

Kooxda Man City ayaa xaqiijisay sababta uuna xiddiga Raheem Sterling kaga hor tagin kooxda Brighton kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Man City ayaa xaqiijisay in uuna Raheem Sterling gabi ahaan la safrin kooxda kulanka Brigton ee horyaalka premier League.

Kooxda Pep Guardiola ayaa xaqiijisay in uuna xiddiga reer England taam u ahayn in uu ciyaaro kulanka Brighton sabab la xidhiidha dhaawac aanay shaacin noociisa.

Sterling ayaan xilli ciyaareedkan si joogto ah ugu ciyaarin kooxda  Man City sabab la xidhiidha in uu ka baxay qorshaha Pep Guardiola xilli ciyaareedka.

Mustaqbalka  Sterling ayuu shaki ku jiray xilli ciyaareedka waxana lala xidhiidhinayaa in uu isaga tagi karo kooxda.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *