Masuulkii Ugu Runta Badna intaan Wasiiro Arkayay.


Spread the love
Hiil iyo nimaan kuu lahayn hadal wax kuu gooya…

Reer Balugubadlew
Wado ayaad Ka Hadlaysaane.  Mashariicdoo
Koobnay ee Degaankiina Ugu Jirtay Misaaniyadana Waa Lajoojiyay.  #Wasiirkiina #Beerihi idiinmu Sheegine.
Gudiida Dhaqaalaha Ayaan kuwada Jirna.  Dalkii Xaalad Xunbu Kujira ayuu Hadalkii Kuso Gabagabeyay

 

Markay #Masuuliyin
#Degaanka Kaso Jeeda Iska Daba Mareen. Waxba Labilabaya Dhulkanu Masno
Kadigayna. Madaxwayhana ayaanu Kulana

 

Wadadii Balugubadle
waa Diyaar

 

#Clibkii Malintii
Dhowayd #Weriyuhu So Duubay #Borobogaandu Ahaa.   Iyagoo Qawlalada Ka Xunbaynaya

 

Weli Maan Arag.
Masuuliyiin. Hafraya Degaankay Masuulka Ka ahayeen kana

Gubanaya Loso
Bandhigay  Baylahda Baahsan Ee Kajira
Degaanka Ay Metelaan

 

1.Mawaxa Been ah
Hooyada Umul Arooraysa Bila khakhtarka iyo Wado Xumadi hayso

 

2.Waxa Been 30 Sanadood
Kabacdii inbaraago lagacabo

 

Waxaan Hadal Kayga
kuso Gaba Gabaynaya

 

Hiil iyo nimaan kuu
lahayn hadal wax kuu gooya, haybtiisu waxay kuu tartaa hadimo weeyaan’e.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments