0

Xiddiga kooxda Barcelona ee Memphis Depay ayaa kooxdiisa Barcelona u sheegay in ay wax ka bartaan guuldaradii niyad jabka lahayd ee ay kala kulmeen Bayern Munich champions League.

Xiddiga reer Holland ayaa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah tan ilaa markii uu kooxda ku soo biiray suuqii xagaaga.

“Natiijadii Bayern waxa ay ahayd mid niyad jab leh sida iska cad”Mempis ayaa yidhi.

“Waa in aan wax ka barano guuldarada waliba aan ka fal celino”.

“Waxa aan rumaysanahay in aan heli doono wado aan ugu dagaalami karno dhamaan koobabka xilli ciyaareedkan, waxa aan nahay Barcelona waxana aan doonayaa in aan caawiyo kooxda Barcelona”.

Sii Akhriso: Qaabkee Ayaad Gabadha U Waydiisan Kartaa Numberkeeda Marka Aad Aragtida Ugu Horaysa Kaga Heshay


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *