0

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadleen qoraalkii kasoo baxay Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Farmaajo ee lagu sheegay in la hakiyay awoodihii Ra’iisul Wasaaraha, iyaga oo ku tilmaamay in falkaas uu yahay mid dalka u horseedaya xasarad siyaasadeed iyo qalaalase amni.

Golaha Midowga Musharaxiinta waxay Warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegeen in qoraalkii uu soo saaray Farmaajo uu cadeyn u yahay in madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday uusan wali ka quusan damaciisa ahaa mudo kororsi.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *