0

Shaki ayaa ku jira in Messi uu la lug heli karo kulanka PSG ay ku wajahayaan Man City ee Champion-ka

Messi ayaa ku dhaawacmay kulankii Lyon ee ay 2/1 ku badiyeen PSG waxa uuan sidaa uu ku seegay kulankii xigay ee Metz

Radio Monte Carlo ayaa sheegeysa in ay jirto cabsi ah in Messi uusan ciyaari karin kulankaas, waxa uuna laacibka ka sheeganayaa dhaawac jilibka ah

Messia ayaan illaa haatan wax gool ah u dhalin PSG tan iyo markii uu qaab xor ah uga tagay Barcelona

Halka arin ee PSG haatan xaqiijisay ayaa ah laacibka uusan ciyaareyn kulanka axadda ay la ciyaarayuaan kooxda Montpellier


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *