0

Mohamed Salah ayaa bishii September ku guulaystay abaal marinta PFA xiddiga ugu fiican inkasta oo uu ku fashilay abaalmarintii Premier League.

Xiddiga garabka ayaa mar kale ku guulaystay abaalmarinta kadib markii uu qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay bishii October.

Salah ayaa 5 gool halka uu caawiye ka noqday 4 kale bishii la soo dhaafay isaga oo kooxda Man United ka dhaliyay saddexley kulankii Ka dhacay Old Trafford.

Xiddiga ayaa sidoo kale la filayaa in uu bishan ku guulaysto abaalmarinta xiddiga ugu fiican premier League kadib markii bishii September laga qaaday.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *