Muhaajiriin Ku Geeriyooday Badda u Dhexeysa Turkiga Iyo Giriigga Iyo Maydadka Muhaajiriintaasi Oo La Halay


Spread the love

urkiga ayaa sheegay in xadka ay la wadaagaan dalka dariska ay yihiin ee Giriigga ay ka helaan maydadka 19 qof oo muhaajiriin ah inkastoo aanay si rasmi ah u shaacinin dalalka ay kasoo jeedaan, waxaana ay mas’uuliyadda dhimshada dusha ka saareen ilaalabada xadka ee Giriirga.

Turkiga ayaa ah dal ay inta badan ka safraan muhaajiriinta ka imanaya dalalka Bariga dhexe, Asia iyo Afrika.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments