Muuse Biixi ,Maxamuud Hashi Dacwad Baa Utaala Maxkamada Caalmiga Ah


Spread the love
W/Q: Garyaqaan Mohamed Ismail Salah

Muuse Biixi ,Maxamuud,Haashi, iyo
Xirisi iyo Xinif ba Dhmaanba Reer kulmiye Dacwaysanayaal Maxkamada caalmiga
ah 

 

Madaxwayne Walee nin Rageed ma
tihid  mar Hadaad Sacad muuso oo dhan aad
Dagaal galisay ,mar hadaad tumashada reerkiina aad tusha uga tuurtay Beeshayada
,mar hadaad caga juglayn iyo in aad joogta ah aad beeshayada ku Haysid …mar
hadaad magacii iyo haybadii reerkayaga aad lahaa uquudhi wayday ,mar hadaad 2
miliyan oo qof hortooda ganacsatadooda aad baad uga qaaday ,Mar Hadaad
xidhiidhkii iyo wlaalnimadii reer sheikh isaaq aad wiiqday maanta laga bilaabo
,

Sacad muuse maha reer sheiikh
isaaq .

maanta laga bilaabo sacad muuse
maaha Somaliland.

Maaanta laga bilaabo kuma
aqoonsanin Madaxwaynaha Somaliland ..

Maaanta laga bilaabo somaliland
waa maamul goboleed hoosiymaada Somali.

maanta laga bilaabo dawlad waxaa
ah shacbiga ,

Maanta laga bilaabo waxaa Beesha
habar yoonis loo aqoonsaday in ay tahay Gobta Somaliland Maanta lagabilaabo
Somali waxay cafis u fidsay dhamaanba mujaahidiintii SNM.

sidoo kale alahe waxaanu
waydiisanay Rag SNM ee Mujaahidiinta ahaa ookale in ay ka dhashaan beeshayada
inshalahna ilahay ducadyada wuu naga aqbali malinba waa ninkeeda , SNM
habaarkeedi iyo kii Somalilandba Waa ku haystaa wixii madax sheegtoodhan

Maanta laga Bilaabo 15 shirkadood dhawr iyo labatan Ciidanka kamid ah.

dhawr iyo toban kamid ah
ganacsatada somaliland beelaha aan garanayno ka soo horjeedsaday.

maanta laga bilaabo Dhamaan
safiirada somaliland ,agaasimayasha guud ,shaqaalaha dawlada iyo wasisirada
safaro ma gali karaan aan ka ahayn cid larabo.

maanta laga bilaabo Somaliland
Xoriyada kama jirto .

 

maanta laga bilaabo waxaa
maxkamada caalmiga ah la soo taagayaa dhamaanba intii ka qayb qaadataya
dagaaladii gudaha ka dhacay waxaana masuuliyadeed iska leh ..

 

maxamuud Haashi dalka kama bixi
karo , waana xadhig caalmi maxakamada caalmiga baa laga soo dacweeyey .

muuse Biixi Waa xadhig maxakamda
caalmiga baa laga soo dacweeyey .

maanta lga bilaabo xirsi wa
axarig maxkamada caalmiga baa laga soo dacweeyey .

 

maanta laga bilaabo waa xarig
dhmaanba inta dabka hurinaysa iyo inta dugsanaysaba

 

Gudoomiyaha Jaaliyada Soamliland

Mohamed Ismail Salah …….

0634416899…….


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments