0

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden oo ka hadlayey furitaanka shirka Golaha Guud ee Qaramada Midobay ayaa sheegay in dawladda Maraykanku aysan doonayn dagaal qabow inay ka gasho xasaradaha dunida, balse ay doonayso horumarinta dimqoraadiyadda iyo iskaashiga caalamka.

Waxa uu sheegay in Maraykanku aanu caqabadaha adduunka keligiis ka hortagi karin, balse uu iskaashi la samayn doono waddamada kale ee caalamka.

Khudbadda waxaa dhagaystay oo soo koobayaa Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *