Muxuu waayay muslimkii salaada subax ka tag tay!?


Spread the love

wuxuu waa yay ajarkii qiyaamu laylka rasuul scw qofka

(1) wuxuu waa yay
sababtii ugu waynayd ee jannada uu ku gali lahaa rasuulku scw wuxu yidhi qofka
tukada labada qab qabow jannada ayuu galay salaada iyo salaada casar weeyi.

(2) wuxuu waay yay sababtii ugu waynayd ee uu naarta uga bad
baadi lahaa rasuulku scw wuxuu yidhi naarta gali maayo qof tukaday marka ay
cadceedu soobaxaso iyo marka ay dhacayso salaada subax iyo salaada casar.

(3) wuxuu waay yay ilaalintii allah stw rasuul scw wuxuu
qofka tukada salaada subax wuxuu ku dhiraa maganta allah.

(4) wuxuu waa yay ajarkii qiyaamu laylka rasuul scw qofka
salaada subx jamaaco waxaa looqoraa inuu salaad u taagnaa habeen ka dhamaantii
qofka salaada cishe jamaaco ku tukada waxaa looqoraa inuu salaad u taagnaa
habeenka kala badhkii.

(5) waxuu waay yay Lakulanka malaa,igta inay ku daraan
liiskooda rasuul scw wuxuu yidhi waxa isku kiin cidhbinasa malaa,igta maalinta
iyo ta habeenkii waxay is badalayaan salaada subax allah ayaa waydiinaya asaga
oo uga cilbadan maxaa kaga timaadeen adoomahay.

Gii waxay o dhanayaan waxaanu u tagnay iyaga oo tukanaya
waxa ka nimi iyaga oo tukanaya allah stw wuxuu waydiinayaa maxay I
waydiisanayeen asaga oo iga cilmi badan waxay o dhanayaan waxay ku waydiisaneen
dhanbi dhaaf allah stw markhaati ka haada waan u danbi dhaafaye.

(6) wuxuu yay nuurkii wajiga iyo iftiinkii malinta qiyaame
rasuul wuxuu yidhi scw ugu bushaare kuwa u lugaynaya masaajida xiliga madawga
ah inay leeyihiin nuur dhanays tiran maalinta qiyaame.

(7) waxa u yay ajarka iyo abaal marinta ka wayn aduunka iyo
waxa dhexyaal rasuul scw wuxuu yidhi labada ragcadood ee salaada subax ka
horeeya waxay ka khayr badan tiyihiin adduunka iyo wax yaa laha dhex yaal hadii
sunnihii sidaa yahay maxaad u malayn faral kii!?.

( waxa uu wayay khay raad kaas iyo baal maranadaa rasuul scw
wuxuu yidhi haday garan lahaayeen salaada subx iyo mida cishe way iman
lahaayeen walow haba soo (gurguurtaane) gurguurashada waxa loo adeeg sadaa
marka ilmah

W/Q/ ABDIRIZAK Bashir


Like it? Share with your friends!