MW Cali Guudlaawe oo la shiray Saraakiisha Kacdoonka G/Hiiraan


Spread the love

Beledweyne-KNN– Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigaanka Hirshabeelle ayaa la kulmay Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale.Korneyl Nuur Dheer Xildhibaan iyo saraakiil kale.

Korneylka oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Booliiska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Madaxweynaha ka raali galiyay qatafkii yaraa ee ka dhacay waxaa uuna balan qaaday inuu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Madaxweynaha. Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay imaansha uu u yimid waxa uuna aqbalay raali galinta.

Ugu danbeeyntii Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen uu xaliyay dhamaan tabashooyinkii jiray waxa uuna sii wadi doona ayaa lagu yiri in la kulanka bulshada sii wado iyo inuu qanciyo cidwalba oo tabasho qabto.


Like it? Share with your friends!