0

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland aya shaacisay natiijada Imtixaanka Shahaadiga fasalka siddeedaad ee Dugsiyada dhexe ee Puntland.

Kaalinta koowaad ee Imtixaanka ayay sheegtay Wasaaraddu in ay gashay Nawaal Mahad Siciid oo waxkabarata iskuulka Daaru Raxma oo ku yaala magaalada Boosaaso halka kaalmaha labaad iyo sadexaadna ay galeen Suhayb Cali Axmed iyo Maxamed Cabdiraxmaan oo labaduba dhankooda waxkabarta Boosaaso.

Hoos Ka akhriso Natiijada

Horseed Media


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *