0

Ciidanka la dagaalanka argagaxisada ee Britain ayaa Axaddii xiray saddex nin, kadib markii baabuur taksi ah uu ku qarxay goob kasoo horjeedda isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee magaalada Liverpool ee waqooyiga dalkaas.

Booliska ayaa sheegay in qaraxa uu ku dhintay nin saarnaa taksiga, halka uu dhaawac kasoo gaaray darawalkii baabuurka.

Warbixintaan waxaa London kasoo diray weriyaha VOA, Cabdixafid Cawil Ismaaciil.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *