0

Waxaa maanta lagu wadaa inay kulan isugu yimaadaan Guddiga amniga qaranka, kuwaas oo uu horraantii bishan uu isugu yeedhy Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, si Guddiga looga horjeediyo warbixinta laga dalbaday Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Shirkan ayaa ku soo begmaya xili khilaaf uu u dhaxeeyo madaxda ugu sareysa dalka. Haddaba maxay yihiin shuruudaha qabsoomidda shirkaasi? suurtagal se ma tahay inuu dhaco kulankaasi? arrimahaas ayaa waxaan ka wareysannay Xussein macalin Maxamuud oo ah lataliyihii hore ee amniga qaranka ee madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynihii ka horeeyay ee Xassan Sheekh Maxamuud ahna Madaxa machadka Hiraal.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *