R/wasaare Xamse oo gaaray Magaalada Beledwayne


Spread the love

Ra’isul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ka kooban Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan ayaa goordhow gaaray Magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan.

Wefdiga Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa garoonka Diyaaraha ee Beledwayne ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, Wasiirka Gaashaandhiga, Talyaha Ciidanka Xoogga, Saraaiiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ujeedka Safarka ra’iisul wasaaraha iyo wefdigiisa ayaa ah sidii u booqan lahaa Ciidanka Xoogga ee howlgalka ka dhan Al-shabaab, ka wada Gobolka Hiiraan.


Like it? Share with your friends!