Ra iisal wasare Rooble oo Caawa la kulmay Taliyaasha Ciidanka iyo Farmaajo oo looga adkaaday


0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan deg deg ah la yeeshay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka iyo Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Muudey.

Rooble ayaa kala hadlay taliyaasha ciidamada Qalabka sida xoojinta amniga dalka, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, amniga doorashooyinka iyo dardargelinta howlgallada la dagaallanka kooxaha argagixisada.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa dhamaan taliyaasha Ciidamada Qalabka sida sida Taliyaha ciidanka Milatariga, Taliyaha Booliiska, Taliyaha cusub ee ciidanka NISA iyo taliyaha ciidanka Asluubta.

Sida aan wararka ku helnay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Rooble ayaa taliyaasha uga digay in ay ku lug yeeshaan xaalada siyaasadeed ee dalka ka jirta gaar ahaan khilaafka cusub ee ka dhashay xil ka qaadista Taliyihii NISA uu Madaxweynah





Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *