0

Dibad baxyo ka dhacay dalka Suudaan ayaa keenay dhimasho iyo dhaawac, kadib markii ay rabashado isu bedeleen kuwaas oo dhex marey booliiska iyo dibadbaxyaasha.

Booliska ayaa sheegay inaysan adeegsan wax rasaas ah balse xarumaha caafmaadka ayaa laga soo warinayaa in dibad-baxayaasha la diley qaarkood ay ku taaley rasaas.

Warkan waxaa magaalada Qaahira kasoo diray wariyaha VOA Xuseen Saxnuuni.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *