Shan Qof Oo Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Dhisme Ku Yaala Magalada Mombasa


Spread the love

Shan qof oo Soomaali ah oo uu mid caruur yahay ayaa ku dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen dab shalay ka kacay dhismihii ay degaanaayeen oo ku yaalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Dhacdadan ayaa shalay aroortii ka dhacday qeybta qadiimiga ah ee magaalada Mombasa, waxaana dadka dhintay la sheegay inay ahaayeen dad qaxooti ah.


Like it? Share with your friends!