0

Tan ilaa markii uu Roman Abramovich milkiilaha ka noqday chelsea sanadkii 2003 kooxda ayayna ku adkayn in ay soo jiidato xiddigaha ugu waaweyn.

Milkiilaha Russia ayaa chelsea galiyay lacag waali ah tan ilaa markii uu noqday milkiilaha kooxda gaar ahaan sanadihii ugu horeeyay ee uu la wareegay kooxda.

Roman Abramovich ayaa chelsea si deg-deg ah uga dhigay kooxaha ugu fiican England waxana uu keenay xiddigo ay ka mid yihiin  Arjen Robben, Claude Makelele & Didier Drogba.

Inkasta oo ay chelsea heshay saxiixyo fiican hadaan Blues ayaa ku fashilantay taariikhdooda in ay sameeyaan xiddigo badan kuwaas oo ay aad u doonaysay saxiixooda.

Shabakada The Sun ayaa soo saartay shaxda ugu fiican ee laga sameeyay xiddigihii ay chelsea ku fashilantay in ay la soo saxiixato taariikhooda.

 Chelsea could have signed a whole host of superstars


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *