0

Xulalka ugu magac weyn kubada cagta ayaa haatanba xaqiiqsaday boosaskooda koobka adduunka ee dhici doona xagaaga dambe laguna qaban doono dalka Qatar.

Xulalka England, Brazil, Argentina, France, Germany, Spain, Belgium & Holland ayaa haatanba xaqiiqsaday boosaskooda koobka adduunka ee sanadka dambe.

Arintaas ayaa la macno ah in xiddigaha  Harry Kane, Kylian Mbappe, Lionel Messi & Neymar ay ka soo muuqan doonaan Bandhiga ugu weyn kubada cagta hadii ayna dhaawacyo ka hor istaagin.

Wargayska The Sun ayaa shax ka sameeyay xiddigaha haatanba xaqiiqsaday ka qayb galkooda koobka adduunka iyaga oo sameeyay shax qaab ciyaareedkeedu yahay 4-2-3-1 waliba u badan xiddigaha reer yurub marka laga reebo xiddigaha Messi iyo Neymar.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *