0

3-da kooxood ee ugu sareeya horyaalka premier League ayaa ciyaari doona kulamo xiiso leh iyaga oo ku tartamaya hogaanka horyaalka premier League.

Kooxda hogaaminaysa premier League ee chelsea ayaa la ciyaari doonta kooxda Newcastle United hlaka ay Kooxda Liverpool marti galin doonto kooxda Brighton xilli ay Man City la ciyaari doonto Crystal Palace.

3-da kooxood ayaa doonaya in ay ku tartamaan horyaalka iyo hogaankiisa xilli ay doonayaan in ay guulo ka gaadhaan kooxaha si ay u sii wadaan qaab ciyaareedkooda cajiibka ah.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Newcastle United Vs Chelsea:

Newcastle United: Darlow, Clark, Krafth, Lascelles, Manquillo, Hayden, S.Longstaff, Fraser, Ritchie, Saint-Maximin, Wilson

Kaydka: Dubravka, Schar, Joelinton, Shelvey, Lewis, Murphy, Almiron, Willock, Gayle.

Chelsea: Mendy, Rudiger, Christensen, Silva, James, Kante, Jorginho, Chilwell, Ziyech, Hudson-Odoi, Havertz.

Kaydka: Kepa, Bettinelli, Alonso, Loftus-Cheek, Chalobah, Saul, Barkley, Azpilicueta, Sarr.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Man City Vs Crystal Palace:

Man City: Ederson, Walker, Ruben Dias, Laporte, Cancelo, Silva, Rodri, De Bruyne, Gabriel Jesus, Foden, Grealish

Kaydka: Steffen, Stones, Ake, Zinchenko, Palmer, Gundogan, Sterling, Fernandinho, Mahrez

Crystal Palace: Guaita, Ward, Andersen, Guehi, Mitchell, Gallagher, Kouyate, McArthur, Zaha, Ayew, Edouard

Kaydka: Butland, Clyne, Tomkins, Milivojevic, Mateta, Olise, Benteke, Schlupp, Kelly

Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool Vs Brighton:

Liverpool: Alisson, Alexander-Arnold, Konate, Van Dijk, Robertson, Henderson, Jones, Keita, Salah, Firmino, Mane.

Kaydka: Adrian, Gomez, Matip, Tsimikas, Morton, Oxlade-Chamberlain, Minamino, Jota, Origi.

Brigton: Sanchez, Veltman, Duffy, Dunk, March, Lallana, Mwepu, Bissouma, Cucurella, Moder, Trossard.

Kaydka: Steele, Lamptey, Webster, Roberts, Sarmiento, Gross, Mac Allister, Locadia, Maupay.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *