0

Supercomputer ayaa saadaaliyay in ay kooxda Barcelona garaaci doonto kooxda Real Madrid kulankii ugu horeeyay ee La Liga ee Xilli ciyaareedkan.

Labada kooxood ayaa isaga hor iman doona kulankii ugu horeeyay ee horyaalka xilli ciyaareedkan iyada oo labada kooxoodba isha ku hayaan in ay 3-da dhibcood helaan.

Supercomputer ayaa saadaaliyay in ay kooxda Barcelona 40% ugu cad-cadahaay in ay guul ka gaadho kulanka El Clasico waliba garaacdo kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid.

Kooxda Barcelona ayaa aad ugu baahan guul hadii ay doonayso in ay soo qabato ama u dhawaato kooxda Real Madrid oo kaga horaysa Kala saraynta horyaalka La Liga


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *