Taliyaha Ciidanka Xoogga oo furay shirka dhamaystirka Qorshaha Amisom iyo Ciidanka Soomaaliya


Spread the love

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa furay shir looga hadlayey dhameystirka qorshaha Amisom amniga dalka ugala wareegayaan Ciidanka Xoogga dalka.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Amisom, taliyaha ciidanka Midowga yurub, Wakiilka Midowga Afrika iyo marti sharaf kale.


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments