0

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa hogaaminaya gool dhalinta horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan kadib qaab ciyaareedka cajiibka ah ee uu ku bilowday xilli ciyaareedka.

Laakiin xiddiga Da’yarka ah ee Real Madrid Vinicius Júnior ayaa dhankiisa ku daba jira Benzema isaga oo dhankiisa qaab ciyaareed cajiib ah ku jira tan ilaa bilowgii xilli ciyaareedkan.

Gool dhalinta La Liga ee xilli ciyaareedkan ayaa xiiso gaar ah leh marka loo eego in la filayo in uu xiddig cusub ku guulaysto gool dhalinta La Liga xilli ciyaareedkan.

Benzema iyo Vinicius Júnior ayaa kala dhaliyay 6 iyo 5 gool kadib 5 kulan oo ay ciyaareen horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan iyaga oo isku baacsanaya gool dhalinta La Liga ilaa haatan.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo sida loogu kala horeeyo gool dhalinta La Liga:

Sii Akhriso: Daraasad Lagu Ogaaday Sir Cajiib Ah Oo Kordhisa Quruxda Gabadha In Ka Badan Waxyaabaha La Isku Qurxiyo, Xitaa Ragga Ayaa U Waaja Dumarka Sidaas Sameeya.

# Player Team Age Nationality Goals
1. Karim Benzema Real Madrid 33 France 6
2. Vinicius Júnior Real Madrid 21 Brazil 5
3. Mikel Oyarzabal Real Sociedad 24 Spain 4
4. Ángel Correa Atlético Madrid 26 Argentina 3
5 Carlos Soler Valencia 24 Spain 3
6. Erik Lamela Sevilla 29 Argentina 3
7. Álex Fernández Cádiz 28 Spain 2
8. Alfonso Espino Cádiz 29 Uruguay 2
9. David Garcia Osasuna 27 Spain 2
10 Goncalo Guedes Valencia 24 Portugal 2

Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *