0

Dawladda Britain ayaa amar ku bixisay in shaqaalaha caafimaadka ay ku qasban yihiin qaadashada labada talaal ee ka hortagga xanuunka COVID-19 laga bilaabo bisha April ee sanadka 2022-ka, sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka Sajid Javid.

Hadabada Wariyaha VOA-da ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa amarkan cusub ka waraystay Dr. Cabdulaahi Cali oo ku magac dheer ‘ Fiidoow’ oo kamid ah hormuudka waaxda caafimaadka Britain ee loo yaqaano NHS.

Dr. Fiidow ayaa marka hore ka hadlaya cabsida laga qabo in bilahan uu xanuunku sare u kaco.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *