0

Guddoomiyaha Guud ee Urur Siyaasadeedka Cadaalad iyo Sinaan, Maxamuud Khaliif Jabiye ayaa gaaray degmada Ufayn ee gobalka Bari oo kamid ah degmooyinka ay dhawaan ka dhici doonto doorashada Cod & Qof ee Golayaasha Deegaanada Puntland.

Ururka Cadaalad iyo Sinaan ayaa Salaasadii shalay degmada Ufayn ka bilaabay wareega 2aad ee ololaha doorashada ururkaasi.

Horseed Media


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *