0

Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsna Geeska Afrika oo ah madaxweynihii hore ee Nigeria ayaa shalay booqday gobolka Tigray isgaoo madaxda gobolkaas kala hadlay colaadda sii baahaysa ee ka taagan dalkaas.

Mas’uuliyiinta Tigray waxay sheegeen in wada-hadalladu ay miro-dhal ahaayeen. Arrintan ayaa timid iyadoo laga cabsi qabo in mucaaradka TPLF ay kusii siqaan magaalada caaismadda ah ee Adddis Ababa.

Warbixin ay diyaarisay wakaaladda wararka ee AFP waxaa inoo koobaya Xuseen Barre Aadan.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *