0

Idaacada Cadena COPE ayaa shaaca ka qaaday in uu tabaabre Ronald Koeman haysto kaliya 2 kulan oo uu ku badbaadin karo shaqadiisa.

Barcelona ayaa bar-baro kala kulantay kooxda Cádiz kulan ka Tirsan La Liga iyaga oo kulankii 2-aad oo xidhiidh ah horyaalka La Liga.

Kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay tababare Ronald Koeman u sheegtay laba kulan oo uu ku badbaadin karo shaqadiisa kooxda Barcelona.

Koeman ayuu ku sii badanayaa cadaadisku kadib natiijadii ugu dambaysay ee ay heshay kooxdiisu kulankii Cádiz ee ka tirsanaa todobaadkii 6-aad ee horyaalka.

Sidaas darteed Koeman ayaa haysta kulamada Atletico Madrid iyo Levante si uu u badbaadiyo mustaqbalkiisa kooxda Barcelona una sii ahaado tababaraha kooxda.

Sii Akhriso: Fariimo Jacayl: Hadalo Macaan Oo Aad U Diri Kartid Qof Aad Si Dhab Ah U Jeceshahay.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *