0

Tan iyo xalay waxaa jiray qilaaf ka taagnaa xil ka qaadista lagu sameeyey Fahad Yasiin taa oo u dhaxeysay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday farmaajo iyo Ra iisal wasaraha Xil Gaarsiinta Rooble

Warar hoose oo aan ka helnay Xafiiska Ra iisal wasaraha ayaa sheegaya in Fahad Yasiin ogolaaday Xilka in uu wareejiyo cadaadis badan oo ugu yimid Dowlaha Saaxiibka la ah Soomaliya

Xilwareejinta ayaa imaneysa kulan caawa la yeeshay Rooble Taliyaasha Dalka sida Taliyaha cusub ee Nabad Sugida Taliya Ciidanka Xooga Taliya Boliiska iyo Taliya Asluubta taana waxay meesha ka sareysaa awooda uu Farmaajo is biday

Warar hoose ayaa sheegaya Fahad u Dalban Doono Cafis sidaana xilka ku wareeji doono

Si kastaba ha ahatee ogolaanshada Fahad Yasiin Xil wareejinta ayaa meesha ka sareysa culus dhanka siyaasada ee hareeyey Hogaanka Dalka


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *