0

Kadib 7 kulan oo la ciyaaray premier League waxa uu horyaalku marayaa meel xiiso iyo xamaasad leh xilli xiddigo haatanba qaab ciyaareed cajiib fiican soo bandhigayaan.

Daafacyada ayaa muhiim ka ah kooxda doonaysa in ay ku guulaysato horyaalka premier League iyada oo kooxda iska dhista difaaca ay heer ka gaadhayso horyaalka.

Waxa haatanba jira xiddigo daafaca ka ciyaara kuwaas oo qaab ciyaareed fiican soo bandhigay ilaa haatan xilli ciyaareedka horyaalka premier League.

Shabakada Mirror Football ayaa soo saartay liiska 10-ka xiddig daafaca ka ciyaara ee ugu fiican ilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Hadaba Halkan kaga bogo 10-ka xiddig ee daafaca ka ciyaara ee ugu fiican iilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

  1. Joao Cancelo, Manchester City
  2. Trent Alexander-Arnold, Liverpool
  3. Sergi Canos, Brentford
  4. Virgil van Dijk, Liverpool
  5. César Azpilicueta, Chelsea
  6. Mohammed Salisu, Southampton
  7. Matty Cash, Aston Villa
  8. Harry Maguire, Manchester United
  9. Liam Cooper, Leeds United
  10. Trevor Chalobah, Chelsea

Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *