Wareysi: Maxay Tahay Digniinta Laga Soo Saaray Ammaanka Xaafadda IsliiEe Magaalada Nairobi?


Spread the love

Masuulyiinta Guddiga Xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ayaa ganacsatada iyo bulshada Soomaalida ee ku nool xaafaddaasi ugu baaqay inay muujiyaan feejignaan dheeraad ah oo la xiriirta dhanka ammaanka xilliga lagu gudo jiro ololaha iyo diyaar garowga doorashada madaxtanimada dalka Kenya oo hadda ka bilaabatay guud ahaan Kenya.

Cumar Ibraahim Xusein oo ah Xoghayaha guud ee guddiga Xaafadda Eastleigh ayaa digniinta dhanka amaanka ah uga waraya Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

 


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments