0

Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga hirgeliyey warshad soo saarta oksajiinta taasi oo ay aad ugu baahan yihiin cibsitaallada magaalada Muqdisho iyo dalka intiisa kaleba xilli uu dadka soo ridanayo xanuunka Covid-19.

Warashaddan ayaa noqonaysa tii ugu horraysay ee dadweynaha ka dhaxaysa, waxaan soo iibinteeda gacan ka gaysatay shirkadda Hormuud.

Arrintan ayaa Sahra Cabdi Axmed wxay ka waraystay Cabdullaahi Nuur Cusmaan oo ah madaxa Hormuud Foundation.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *