Wasiirka Arr Dibadda oo warqadaha Danjirannimo ka guddoomay Safiirka Kenya


Spread the love

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka Kenya, Danjire Jeneraal Thomas Chepkuto.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa soo dhaweeyay Safiirka cusub ee Kenya ee dhawaan la soo magacaabay, isaga oo kala hadlay iskaashiga labada dal.

Dhankiisa, Danjire Thomas Chepkuto ayaa sheegay in ka shaqeyn doono sidii sare ugu qaadi lahaa xiriirka labada dal ee dhawaan dib loo soo celiyay.


Like it? Share with your friends!