0

Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya, oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay sheegtay inay xukmin doonto 12-ka October 2021. Sidee ayuu kusoo billowday muranka, maxaase laga filan karaa maxkamadda. Waxaa ka jawaabaya Dr. Axmed Cali Yuusuf, oo shahaadada PhD ku haysta cilmiga shidaalka iyo soo saaristiisa, kuna nool magaalada Houston ee gobolka Texas ee Mareykanka. Waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *