0

Kooxda Liverpool ayaa bar-baro la gashay kooxda Brentford kulan xiiso lahaa oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Labada Kooxood ayaa ku kala baxay 3/3 xilli ay laabda kooxood kala dhaliyeen 6 gool waliba xiiso iyo xamaasad lahaa.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doona xaqiiqooyinka laga diwaan galiyay.

1.5 ka mid ah 12-kii gool ee uu Diogo Jota ka dhaliyay premier League una dhaliyay liverpool waxa ay ahaayeen goolal madax ah.

2.Mohamed Salah Ayaa dhaliyay goolkiisii 100-aad ee premier League intii uu joogay 151 kulan oo uu u ciyaaray waana xiddiga kulamada ugu yar ku gaadhay goolashaas.

3.Liverpool ayaa laga dhaliay 3 gool iyo wax ka badan premier League ah kulan premier League ah oo ay marti tahay lana ciyaarayso koo soo dalacday markii ugu horaysay Janury 2016 markaas oo ay 5/4 kaga badisay Norwich.

Sii Akhriso: Waakan Ninka Ay Dumarka Oo Dhan Jecelyihiin, Xitaa U Dhiman Karaan


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *