Xasan Sheekh Maxamud Waxa Uu Doonaya Inuu Taariikhda Maalinta Xoriyada Jamhuuriyadda Somaliland Qariyo!


Spread the love
W/Q: Abdiqani Salaf.

waayo Somaliland ayaa
xornimada maalinta 26 June, gaar u leh cidna lama wadaagto halka Somalia
maalinta 1 July, xornimada qaateen.

 

Midowgii Somaliland
iyo Somalia ee lagu khasaarayna sida aanu shuruud iyo qoraal iyo awood qaybsi u
lahayn ayaanu waqti la midoobay oo la qoray ulahayn ee wa sheeko bilaash.

 

Hadaba waxa leeyahay
Xasan Culusow guul laguma gaadho taariikhda oo been laga sheego.

 

Somaliland ayaa ka
gaabisay maalinta qaaliga ahayd ee xornimada Jamhuuriyadda Somaliland
qaadatay,  inay buun buuniyaan  iyadoo aad moodo in loo nacay Somalia oo
maalintan doonaysa inay xoog ku qaataan si meesha looga saaro inay
jireen1960kii laba dowladood oo midoobay iyagoo mid waliba maalin gaara
xornimada ka qaadatay gumaystayaal kala duwan oo kala ah Uk
????????iyo Italy ????????taariikh qarsoomaysa maaha oo waxay la mid tahay cadceeda oo sacab lagu qarin
Kari waayay.

 

Allah Mahad leh.

Abdiqani Salaf.

[email protected]


Like it? Share with your friends!

0

Comments

comments