0

Dood badan ayaa ka dhalatay xil magacaabida iyo Xil ka qaadista Taliyaha Nabad Sugida

Hadaba Golaha Wasiirada ayaa 29.10.2017 xilka qadaay Taliyahii Nabad sugida Xiligaa Shanbalooshe iyadoona xilka looga qaaday shaqo gudasho la aan iyo Qaraxii weynaa ee ka dhacay Muqdisho

Maalmo ka dib ayaa golaha wasiirada waxay shir ay yeesheen ku magacaabay Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yaasiin taa meesha kasareysa in Madaxweynaha magacaabay Taliyaha Nabad sugida ee xalay Xilka laga qaaday

Marka maxaa diiday in Ra iisal wasaraha Xilka uu ka qaado Taliyaha Nabad sugida mar hadii ay magacabeen Golahiisa wasiirada

Madaxweynaha xaq umalaha in uu hor istaago xil ka qaadista Ra iisal wasaraha madaama golahiisa wasiirada magacabeen

Waxaase cajiib ah Madaxweyne Xilka maalin cad wareejiyey in hadana soo fara galiyo xil ka qaadista Taliyaha Nabad sugida


Like it? Share with your friends!

0

0 Comments

Your email address will not be published. Required fields are marked *